Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay Hub iyo kooxo falal amaan daro waday

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xalay howlgal gaar ah ka fuliyay saddex kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana howlgalkaasi intii uu socday lagu soo qabtay, hub, waxyaabaha maanka dooriya iyo qaar kamid ah rag falal amaan daro ku howlanaa. Howlgalkan ay fuliyeen ciidamada booliiska ayaa si gaar ah looga sameeyay xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan, Hiliwaa iyo … Continue reading Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay Hub iyo kooxo falal amaan daro waday